- Advertisement -spot_img

TAG

maskaxfur

5 arrimood qofka lagu arko waa in la iska ilaaliyo

Waa hubaal in aad leedahay saaxiibbo badan oo heerar kala duwan kuu leh. Qaar aad kuugu dhow, kuwo aad mar mar isla kulantaan ama...

Maku riyootaa adigoo lagu cayrsanayo? (Fasirka waa kan)

Aad bay dadka ugu badan tahay riyada ku saabsan qofka oo la eryanayo. Mararka qaar waxaad ka carareysaa ruux kale mararka qaarna xayawaan ama waxyaabo...

Faa’iidooyinka u gaarka ah dadka barkin la’aanta seexda

Dadka intooda badan ma jecla inay seexdaan barkin la'aan, laakiin ma ogtahay inay faa'iidooyin badan leedahay inaad barkinta iska dhaafto? Ma aha oo kaliya in...

Faa’iidooyin ay ka mid tahay dhallinyaranimo oo laga helo Babaayga

Qarniyo badan ka hor ilaa hadda, seynisyahannada caafimaadka waxay isku raacsan yihiin in Babaayga uu yahay geed mucjiso ah oo faa'iidooyin cajiib ah laga...

7 eray oo carruurta lagu dhaho caqligooda uu kordho – 7-dan kale ka ilaali

Khubarada ku xeel dheer cilmi nafsiga waxay sheegeen in waxyaabaha lagu soo maro carruurnimada ay saameyn ku yeeshaan qofka marka uu weynaado.  Cunug waxla sida...

Faa’iidooyinka shaaha bigeyska ah: Mar dambe ma cabi doontid caddeys

Shaaha bigeyska ah, run ahaantii, midabkiisu ma aha madow sida ay dad badan aaminsan yihiin. Dalka Shiinaha waxaa looga yaqaannaa “Shaah Cas”.  In bigeyska la...

Latest news

- Advertisement -spot_img