- Advertisement -spot_img

CATEGORY

Nolosha

7 qaab oo looga hor tago cudurrada wadnaha

Cudurrada sababa dhimashada ugu badan ee adduunka ka dhaca waxaa ugu horreeya wadne xanuunka, waxa uuna noqon karaa noocyo badan oo kala duwan. Si ka...

5 cunto oo kalyaha dilaya balse aan laga maarmin

Kalyahaagu waa warshad wax sifeysa waxayna wasakhda ka saaraan jirka.  Iyaga la'aantood, dhiiggaaga waxaa ka buuxi lahaa sunta ka dhalata raashinka ku baddalmay caloosha gudaheeda,...

Sida ugu fiican ee aad uga hortagi karto inuu kugu dhaco cudurka Sokorowga

Nooca loo yaqaanno type 2 ee cudurka sokorta ayaa ah kan ugu badan ee ku dhaca dadka, malaayiin qof oo ku nool caalamka ayaana...

4 arrimood haddaad sameysid waligaa ma duqoobeysid

Inta badan dadku marka ay kor u dhaafaan 40 sano waxaa hoos usii dhaca awooddooda caafimaad iyo tamarta dhallinyaranimada. Dhammaanteen waan jecel nahay inaan sii...

Habeenkii inta aadan seexanin ka hor 7 arrimood iska hubi

Dadka qaar qolkooda jiifka waxay galaan xilliga ay hurdada u baahdaan kaliya, halka kuwo kalena ay qolkaas dhexdiisa ku qabsadaan howl-maalmeedkooda caadiga ah. Waa laga...

7 ficil oo ku dhaqaaqo qofka xiriirka jacaylka ama guurka burburin raba

Mararka qaar ma sahlana sida uu ku burburi karo xiriir jacayl ama guur, laakiin wuxuu soo maraa marxalado kala duwan. Haddii ay xaaladdu gaarto heer...

7 arrimood oo lagu kala garto Kibirka iyo Kalsoonida

Dadka qaar waxaa laga yaabaa inay is leeyihiin maxaa iska galay kibir iyo kalsooni; balse ma jiro qof isku kalsoon oo aan lagu eedaynin...

4 nooc oo keliya ha ahaadaan dadka saaxiibka kula ah (waana kuwan)

Waa hubaal inuu jiro qof aad ku tilmaanto saaxiibkaaga ugu wanaagsan ama waxa afka qalaad lagu dhaho "Best Frriend" balse astaamahan ma leeyahay? Muraayad.com waxay...

7 Waxyaabood oo Cajiib ah oo Ku Saabsan Jacaylka Qaybta 2-aad

1 | Jaceylku wuxuu noqdaa balwad Waliga qof ma jeclaatay mana doontaa inaad la hadasho ama la kulanto walow laga yaabo inaad hadda uun taleefanka...

6 arrimood samee marka aad cafis raadinayso

Marar badan ayaa loo baahdaa cafiska, maadaama noloshu aysan ka marneyn is maandhaaf iyo xanaaq.  Waa khasab in khaladka uu leeyahay hal qof, inkastoo mararka...

Latest news

- Advertisement -spot_img