- Advertisement -spot_img

CATEGORY

Jaceyl

3 arrimood haddaad isku aragtid waxaad weli jeceshahay qofkii aad kala tagteen

Marka aad xiriir jacayl la wadaagtid qof, waxaa jira mararka qaar oo sidey doontaba haku imaatee aad dooneysid inaad dib u eegis ku sameysid...

7 arrimood oo lagu garto ninka uu jacaylka dhab ka yahay

Labada qof ee is jecel mid walba waxa uu ku hammiyaa in jacaylka loo sheegtay ama loo muujinayo uu yahay mid run ah. Dhaqankeenna waxaa...

5 arrimood oo sababa in dadka quruxda badan ay guurka ka daahaan

Quruxda dhanka jirka waxyaabo badan oo marin habaabin ah ayay noo keentaa, kuwaasoo dhibaato weyn noqon kara. Qof kasta oo qurux badan wuxuu aaminsan yahay...

7 Waxyaabood oo Cajiib ah oo Ku Saabsan Jacaylka Qaybta 3-aad

1 | jaceylku madax xanuunka ayuu daawo ka yahay. Hadii aad la tacaalayso madax xanuun joogto ah wax daawo ahna aad u wayday, malaha jacaylku...

5 qaab oo aad gabar jacayl ugu abuuri karto

Ma fududa in aad gabar ku guulaysato qalbigeeda ilaa aad sameyso arrimo muhiim ah oo saldhig u noqon kara guushaada. Nimanka qaarkood waxay la tahay...

7 Waxyaabood oo Cajiib ah oo Ku Saabsan Jacaylka qaybta 1-aad

1 | Jacaylku wuxuu la mid yahay maan dooriyeyasha Dareenkaas farxadeed ee aad hesho markii jacaylku kugu dhaco waa isla dareenka kuwa maandooriyaha isticmaala ay...

5 qaab oo looga kabsado niyad jabka jacaylka (xiriirka burbura

Adeegso xeelado si aad uga gudubto xaaladda adag. Marar badan ayay dhacdaa in uu niyad jab ku dhammaado xiriir jacayl oo muddo dheer ka dhaxeeyay...

6 qaab oo jacayl loogu abuuro qofka aad daneyneyso

Khubarada cilmi nafsiga ayaa xaqiijisay qaababka ugu habboon ee qof loogu abuuri karo jacayl. M. Gary Neuman, oo ah qoraa, sidoo kalena ku xeel dheer...

4 xeeladood isticmaal haddaad xiriir haasaawe la leedahay qof aad isla shaqeysaan

Waqti badan ayaan ku qaadannaa goobta shaqada maalin walba.  Daraasado dhowr ah ayaa muuhiyay in tiro badan oo ka mod ah dadka isla shaqeeya ay...

10 dabeecadood oo ay leedahay gabadha daacadda u ah xiriirka guur

Daacadnimadu aad bay muhiim ugu tahay xiriirka jacayl ee lamaaneyaasha, in gabadhu ay daacad ahaatana waa aasaaska ugu qiimaha badan. Marka ay haweeenydu daacad...

Latest news

- Advertisement -spot_img