- Advertisement -spot_img

AUTHOR NAME

Mohamed

13 POSTS
0 COMMENTS

5 calaamadood oo kuu sheegaya inaad beerka ka xanuunsan tahay

Beerka waa xubin muhiim ah oo jirkeenna uu leeyahay, haddii uu howsha gabana nolol ma sii jiri karto. Shaqooyinka ugu muhiimsan ee beerka waxaa ka...

Afar xaaladood oo nolosha ku adag oo lagaa rabo inaad ka dooratid afar kale oo iyagana adag

Noloshu marna ma sahlana, qof walbana waxaa hor yaalla caqabado uu u baahan yahay inuu ka gudbo. Si aad xaalad fiican ugu noolaato waa inaad...

4 wax oo ay dumarku sameeyaan marka ay khiyaanayaan ninka shukaansanaya

Haweeneyda aad haasaawaha la wadaagto ama xaaskaaga ah marka ay kugu dhinac wato sideed ku ogaan kartaa? Waxaa jira dhowr dabeecadood oo kuu iftiimin kara...

5 arrimood iska ilaali marka aad la murmayso qofka jacaylkaaga ah

Ismaan-dhaafka iyo muranka kama caaggana lamaaneyaasha wada socda ama is guursaday. Inkastoo dadka qaar uu dhif ku yahay haddana waxaa khasab ah in labada ruux...

7 qaab oo looga hor tago cudurrada wadnaha

Cudurrada sababa dhimashada ugu badan ee adduunka ka dhaca waxaa ugu horreeya wadne xanuunka, waxa uuna noqon karaa noocyo badan oo kala duwan. Si ka...

Haddii uu Ruushka ka guuleysto Ukraine waxay dhabar jab ku tahay Turkiga(Sababtana waa tan)

Militeriga Ruushka ayaa kusii dhawaanaya caasimadda dalka Ukraine ee Kyiv, taas oo ay damacsan yihiin in ay gacanta ku dhigaan. Hddii ay dhacdo in Ruushka...

Gabadh u tartantay Boqoradda Quruxda oo arrin naxdin leh ay ku dhacday

Haweeney u dhalatay dalka Ruushka, oo mar u tartantay Boqoradda Quruxda ayaa arrin nasiib darro ah kala kulantay qalliin lagu sameeyay. Qalliinkan, oo ahaa kan...

6 xeeladood oo caloosha lagu jaro, inta badan dadkuna aysan ogeyn

Xulusta caloosha waxay ka mid tahay waxyaabaha ay dhallinyarada iyo dadka da' dhexaadka ahba aad ula tacaalaan, caqabado badanna kala kulmaan sidii ay uga...

7 arrimood oo lagu garto ninka uu jacaylka dhab ka yahay

Labada qof ee is jecel mid walba waxa uu ku hammiyaa in jacaylka loo sheegtay ama loo muujinayo uu yahay mid run ah. Dhaqankeenna waxaa...

8 calaamadood oo cajiib ah oo dadka leh lagu jeclaado(ma leedahay qaarkood?)

Waxaa jira astaamo dadka qaarkood ay dookh ahaan uga helaan qofka leh, balse laga yaabo inaysan adiga ku cajabinin.  Sida caadiga ah, astaamaha dadka soo...

Latest news

- Advertisement -spot_img