- Advertisement -spot_img

AUTHOR NAME

admin

134 POSTS
1 COMMENTS

Asalka Soomaalidu ma faraaciinbaa? (Dadkii fircoon uu kasoo jeeday)

Inta aynaan guda galin qormadeena waxaan xasuusinayaa akhristaha; in qoraalkani uu yahay fikir shakhsiyadeed balse ku salaysan qiimaynta fikirada iyo waxyaabaha kala duwan ee...

7 Waxyaabood waligaa haku samaynin Baraha Bulshada

Baraha bulshadu waa shay siyaabo kala duwan oo badan loo adeegsan karo loona adeegsado Dafka qaar waxay kula wadaagaan bulshada fikirada u gaarka ah...

8-da isbeddel ee jirakaaga ku dhaca 30 sano markaad dhaaftid

Da’da qofka markay ay ka kormarto 30 sano, waxaa bilaabma isbeddello dabiici ah oo ku dhaca qaybo kala duwan ee jirka bani’aadamka. Waxaan halkaan...

Asalka Soomaalidu ma faraaciinbaa? (Dadkii fircoon uu kasoo jeeday) Q 2aad

Waxaan qaybtii hore ee qormadan kusoo qeexnay 'soomaali' ama waxa aan ula jeedno 'dadka soomaalida' taasoo aynu kusoo koobnay dadka aan ku abtirsan carab...

7 Waxyaabood oo Cajiib ah oo Ku Saabsan Jacaylka Qaybta 3-aad

1 | jaceylku madax xanuunka ayuu daawo ka yahay. Hadii aad la tacaalayso madax xanuun joogto ah wax daawo ahna aad u wayday, malaha jacaylku...

7 Waxyaabood oo Cajiib ah oo Ku Saabsan Jacaylka Qaybta 2-aad

1 | Jaceylku wuxuu noqdaa balwad Waliga qof ma jeclaatay mana doontaa inaad la hadasho ama la kulanto walow laga yaabo inaad hadda uun taleefanka...

7 Waxyaabood oo Cajiib ah oo Ku Saabsan Jacaylka qaybta 1-aad

1 | Jacaylku wuxuu la mid yahay maan dooriyeyasha Dareenkaas farxadeed ee aad hesho markii jacaylku kugu dhaco waa isla dareenka kuwa maandooriyaha isticmaala ay...

5 qaab oo looga kabsado niyad jabka jacaylka (xiriirka burbura

Adeegso xeelado si aad uga gudubto xaaladda adag. Marar badan ayay dhacdaa in uu niyad jab ku dhammaado xiriir jacayl oo muddo dheer ka dhaxeeyay...

6 arrimood samee marka aad cafis raadinayso

Marar badan ayaa loo baahdaa cafiska, maadaama noloshu aysan ka marneyn is maandhaaf iyo xanaaq.  Waa khasab in khaladka uu leeyahay hal qof, inkastoo mararka...

6 qaab oo jacayl loogu abuuro qofka aad daneyneyso

Khubarada cilmi nafsiga ayaa xaqiijisay qaababka ugu habboon ee qof loogu abuuri karo jacayl. M. Gary Neuman, oo ah qoraa, sidoo kalena ku xeel dheer...

Latest news

- Advertisement -spot_img