- Advertisement -spot_img

AUTHOR NAME

admin

134 POSTS
1 COMMENTS

9 Arrimood oo ninkii sameeya ay dumarka jeclaanayaan

Shukaansigu waa qeyb ka mid ah nolosha, qof walbana wuxuu baadigoob ugu jiraa ruuxii uu nolosha la wadaagi lahaa. Sida uu qabo dhaqankeenna suuban, ragga...

Lix caado oo aad leedahay balse halis ku ah naftaada

Fikir  guud oo la aaminsan yahay ayaa qaba qofka ay 21 maalmood ku qaadato inuu la qabsado ama caadeysto ficillo qeyb ka noqda noloshiisa....

Faa’iidooyinka shaaha bigeyska ah: Mar dambe ma cabi doontid caddeys

Shaaha bigeyska ah, run ahaantii, midabkiisu ma aha madow sida ay dad badan aaminsan yihiin. Dalka Shiinaha waxaa looga yaqaannaa “Shaah Cas”.  In bigeyska la...

5-ta Qoys ee ugu awoodda badan caalamka, dunidana maamula

Waxaa jira shan qoys oo caan ka ah dunida, saameyn ballaaranna ku leh nolosha dadka kale ee ku sugan caalamka.  1- Qoyska Rockofeller Waa qoys maalqabeen...

6 waxyaabood oo cirrada timaha looga hortago, laguna baabi’yo

Qof walba wuu jecel yahay in uu mar kasta u muuqdo dhalinyaro ilaa intii karaankiisa ah, laakiin cirrada ayaa inta badan naga hor istaagta...

Sida aad adiga oo aan Gym tagin ku dhimi kartid 1-kiilo ilaa 1.5 kiilo usbuucii

Soomaali badan ayaa la halgama naftooda si ay iskaga dhimaan miisaanka jirka, balse waxaa guul ka gaaraa dad aan badnayd. Waxaa kale oo xaqiiq...

5 Arrimood oo la yaab leh oo ku saabsan Kim Jong-un

Xog badan lagama hayo kalitaliyaha ugu da'da yar caalamka ee heysta awoodda waddanka Kuuriyada Waqooyi, Kim Jong-un. Isagu kama hadlo arrimo ku saabsan noloshiisa gaarka...

Magacyada boqorada maxaysan ugu jirin liiska dadka ugu taajirsan dunida?

Mar walba oo aan ka hadalno dadka ugu taajirsan caalamka magacyada durba maskaxdeenna kusoo dhaca waxaa ka mid ah Jeff Bezos iyo Bill Gates. Sida...

Afar qaab oo lagu ogaado raali gelinta aan daacada ahayn

Waa dabiici in qofka bani'aadamka ahi uu khalad ka dhaco, waxaana ugu wanaagsan dadka garta in ay khaldameen kana noqda iyaga oo bixiya raali...

U gaar ah dadka khuuriya: Talooyinkan qaado si aad u joojisid

Ma jiro qof jecel in uu khuuriyo, haddana ma aha wax dad badan ay xal u hayaan si ay khuurada u joojiyaan.  Mararka qaarkood qofka...

Latest news

- Advertisement -spot_img