- Advertisement -spot_img

ARCHIVE

Monthly Archives: June, 2021

5 qaab oo looga kabsado niyad jabka jacaylka (xiriirka burbura

Adeegso xeelado si aad uga gudubto xaaladda adag. Marar badan ayay dhacdaa in uu niyad jab ku dhammaado xiriir jacayl oo muddo dheer ka dhaxeeyay...

6 arrimood samee marka aad cafis raadinayso

Marar badan ayaa loo baahdaa cafiska, maadaama noloshu aysan ka marneyn is maandhaaf iyo xanaaq.  Waa khasab in khaladka uu leeyahay hal qof, inkastoo mararka...

6 qaab oo jacayl loogu abuuro qofka aad daneyneyso

Khubarada cilmi nafsiga ayaa xaqiijisay qaababka ugu habboon ee qof loogu abuuri karo jacayl. M. Gary Neuman, oo ah qoraa, sidoo kalena ku xeel dheer...

6 jimicsi oo si fudud loogu sameysto 6 park

Ragga iyo dumarkuba waxay aad u daneeyaan dhismaha murqaha caloosha, taasoo leh faa'iidooyin isugu jira caafimaadka iyo quruxda. Maanta waxaan saaxiibbada ku xidhan Maanfur.com u...

Maku riyootaa adigoo lagu cayrsanayo? (Fasirka waa kan)

Aad bay dadka ugu badan tahay riyada ku saabsan qofka oo la eryanayo. Mararka qaar waxaad ka carareysaa ruux kale mararka qaarna xayawaan ama waxyaabo...

Maxay iskaabulada u leeyihiin shiir u gaar ah?

Waxaa jira macluumaad dhinaca seyniska iyo cilmi nafsiga ah oo nagu saabsan, balse waxaad mooddaa inaan mararka qaar iska indho tirno. Boqorkii Faransiiska soo maray...

6-da dabeecadood ee ugu soo jiidashada badan (iyo sida lagu yeesho)

Waxaa jira dabeecado lagu noqdo qof la jecel yahay, laakiin in la yeesho dabeecadahaas ma sahlana. Si kale haddaan u dhignana, waa wax uu qofka...

Maxaa sababa inuu miisaanka kaa dhici waayo?

Dhimista miisaanka waa mid ka mid ah yoolalka ugu waaweyn ee laga hiigsado caalamka. Mararka qaar adigoo jimicsi kugu filan sameeyay ama raashinka iska xakameeyay...

6 waxyaabood samee marka aad si xad dhaaf ah u dharagto

Waligaa xaalad aad u xun ma gashay kaddib markii ay dharagta kaa badatay? Waxaa suuragal ah inaad ka qoomamameysay raashinka aad iska badisay ee dhibaatada...

Waxtarka cajiibka ah ee ay leeyihiin miraha babaayga

Ma ku dhacdaa inaad cunto miraha babaayga?  Halkan waxaan ku eegi doonnaa afar faa'iido oo laga helo miraha uu qof walba iska daadiyo, kuwaasoo layaab...

Latest news

- Advertisement -spot_img