- Advertisement -spot_img

ARCHIVE

Monthly Archives: May, 2021

15-ka qof ee ugu taajirsan Afrika iyo dalalka ay u kala dhasheen

Wax ka baro 15-ka qof ee ugu hantida badan qaaradda Afrika, sida ku cad liiska taajiriinta ee la sameeyay sanadkan 2021. Waxaan sidoo kale xogta...

Nin Soomaali ah oo waddan dhan Muslimiyay (si layaab leh)

Wuxuu u babac dhigay Jin badda kasoo bixi jiray oo laga caabudi jiray waddankaas. Kutubta cilmiga taariikhda waxay ka sheekeynayaan qisada nin Soomaali ah oo...

Waa maxay NFT? Farshaxanka Internetka oo aad looga taajiray (Layaabkii dunida)

Inta aynaan ka hadlin farshaxanka internetka, bal aan fiirino farshaxanka adduunka soo jiray oo la taaban karo. Farshaxanka gacanta lagu sawiro ayaa qiimo ka leh...

COVID19 iyo awoodaha baasaboorada Geeska Africa. Yaa hadda ugu sarreeya?

Cudurka safmarka ah ee Covid19 ayaa aad u saameeyay isu socodka bulshooyinka caalamka, taas oo hoos u dhigtay dhaqaalaha wadamada adduunka oo idil, waxayse...

Ka hortag oo dib usoo cesho timahaaga adiga oon u baahanin beeridda tinta (Hair transplant)

Bidaarta ragga Bidaarta ama tinta oo ragga ka dhamaata, bidda, ama joojisa inay ka soo baxdo qaybo ka mid ah madaxa ayaa rag badan ku...

10-kii magaalo ee ugu horreeyay Afrika (mid waxaa leh Soomaali)

Afrika waxay ka mid tahay meelihii ugu horreeyay ee uu bani'aadanku dagay, magaalooyinkana ay ka abuurmeen. Taariikhyahannadu waxay sheegaan in magaalooyinkii ugu horreeyay ee Afrika...

4 talo oo loo hayo dadka hurdada waqti dheer raadiya

Haddii aad ka mid tahay dadka aysan hurdada dhakhso kasoo dhicin marka ay seexdaan waxaan kuu heynaa talooyin aad kuu afnacaya. Haddii aad arrimahan sameyso...

4 dabeecadood oo uu leeyahay qofka aan horumarka gaareynin

Marar badan waxaa laga yaabaa in aad qof ku caysid ama adigaba lagugu tilmaamo caajisloow aan wax horumar ah ka gaari karin nolosha.  Run way...

Shaqadan haddii aad ku guuleysato Mareykanka ayaad tageysaa

Waxaad is weydiinaysaa waa maxay waxa aan maalin walba sameeyo oon ku heli karo lacag intaas la eg? Shaqadan ayaa aad u fudud, sidaas...

6 calaamadood oo kuu sheegaya inaad qabto wadne xanuun

Digniinahan waxay kuu muujinayaan in wadnahaaga uusan u shaqeyneynin sidii loo baahnaa. Dhammaan calaamadaha aan xusi doonno waxay kasoo muuqanayaan jirkaaga, islamarkiina waad ku baraarugi...

Latest news

- Advertisement -spot_img