- Advertisement -spot_img

ARCHIVE

Monthly Archives: April, 2021

Erdogan: Xal baan u helnay baahidii aan hubka dibadda uga soo iibsan jirnay

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Khamiistii shaaciyay in waddankiisa uu sameystay warshad weyn oo uu uga maarmi karo hubkii dibadda looga soo dhoofin...

Guryo lagu iibinayo $1 oo kaliya

Maamulka magaalo ku taalla dalka Talyaaniga ayaa guryo badan ku xaraashaya lacag aad u yar oo dhan midkiiba €1 oo u dhiganta 1.2 doolar. Ilaa...

7 astaamood oo uu leeyahay qofka aadka u caqliga badan

Dabeecadaha joogtada ah ee ay dadka qaar leeyihiin waa astaamo micno ku fadhiya, sida in ciddiyaha ilkaha lagu gooyo.  Cilmi baaris ayaa lahu ogaaday astaamo...

5 sababood oo ay qaxwada subixii uga fiican tahay shaaha

Qaxwada (coffee) iyo shaaha was labada cabitaan ee loogu isticmaalka badan yahay guud ahaan caalamka oo dhan.  Subaxdii dadka waxay u kala qaybsamaan kuwo shaaha...

Turkiga ma wuxuu sameysanayaa hub aan dunida laga heysanin?

Turkiga ayaa qorsheynaya inuu sanadka 2023-ka duuliyo diyaarad cusub oo nooca dagaalka ah, taasoo lagu sameeyay gudaha dalkaas horayna aysan cid kale u heysanin. Arrintan...

Su’aashii ugu cajiibsanayd ee ay ka jawaabtay Aisha Romano

Silvia Romano, oo markii ay diinta islaamka qaadatay la baxday Aisha, waa gabar u dhalatay Talyaaniga oo muslimad noqotay markii la afdubtay kaddib. Gabadhan oo...

Maxaad kala socotaa Culimadii Muslimiinta ee u dhintay Covid-19?

Qaar ka mid ah culimada aqoonyahannada ah ee ugu caansan Muslimiinta iyo ducaadda faafiya diinta Islaamka ayaa u geeriyooday xanuunka safmarka ah ee Covid-19. Dalal...

Wiilkii ka yaabiyay boqorkii uu kacbada kula kulmay

Qisadan waxay dhex martay wiil uu awoowe u ahaa saxaabigii jaliilka ahaa ee Cumar Ibn Khadaab iyo nin khaliif ahaa. Hisham bin Cabdul Malik oo...

4 Saxaabi oo ducadooda mar walba la aqbali jiray

Asxaabta Rasuulkeenna NNKH dhammaantood waxay ahaayeen dad aan adduunyada dan ka lahayn oo aakhiro dadaal u sameeya, Alle haka wada raalli noqdee.  Waxaa jiray afar...

6 dagaal oo ay Muslimiintu galeen bil Ramadaan gudaheed

Waxaa jiray dagaallo jihaad ah oo ay Muslimiintu galeen iyadoo lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaam. Qaar ka mid ah dagaalladaas waxay ahaayeen...

Latest news

- Advertisement -spot_img