4 arrimood oo aad ku xoojin karto caafimaadka maskaxdaada

Markii aan dooneyno inaan helno caawinaad ku saabsan caafimaadka maskaxda, waxaan filaneynaa dawooyin kaliya. Laakiin waligaa…

U gaar ah dumarka: 10 astaan oo aad ku garan karto nin ku jecel

Wax qarsoon ma aha in ragga iyo dumarka ay dareenkooda jacayl u muujiyaan siyaabo kala duwan.…

4 xeeladood oo looga badbaado afar xaaladood oo halis ah

Way kala duwan tahay marka ay xaalad halis ah kugu qabato meel dad badan kula joogaan…

Habeenka 15-ka bisha Shacbaan arrintan samee (waa caawa)

Bisha Shacbaan caawa waxay ku beegan tahay 15, qof walba oo muslim ahna waxaa caawa oo…

7 sheey ka ilaali qolkaaga jiifka si aysan dhibaato kuu soo gaarin

Dadka qaar qolkooda jiifka waxay galaan xilliga ay hurdada u baahdaan kaliya, halka kuwo kalena ay…

Xeelado aad uga badbaadi kartid 4 xayawaan oo halis ah

Xayawaannada duur joogta ah way kala dabeecad duwen yihiin, wayna adag tahay in la wada fahmo…

4 mucjiso oo ay leedahay Toonta, faa’iido weynna inoo leh

Dhammaanteen waan ka war qabnaa in toontu ay leedahay faa’iidooyin dhowr ah oo waxtar weyn u…

Sidee ciidanka Soomaaliya u badbaadiyeen diyaaraddii laga soo afduubtay Jarmalka? (Qaybta 2-aad)

Kusoo dhawaada qaybtii 2-aad ee maqaalkii aan uga hadleynay Afduubkii diyaaraddii Lufthansa ee ay gacanta ka…

Sidee ciidanka Soomaaliya u badbaadiyeen diyaaraddii laga soo afduubtay Jarmalka (Qaybta 1-aad)?

Bishii October ee sanadkii 1977-kii waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho laga fuliyay howlgal lagu badbaadiyay…

8 xuduud oo sida ugu adag loo ilaaliyo adduunka oo dhan

Dhammaan xuduudaha u dhaxeeya dalalka caalamka waxay leeyihiin ciidamo ilaalo ah oo ka kala tirsan labada…